GORFEYN BUUGGA: Qayb Libaax

Gorfeyn Buugga: Qayb Libaax Qoraaga Buugga: Saciid Saalix Axmed Farshaxan: Kelly Dupre Qayb Libaax waa sheeko Soomaaliyeed oo aad looyaqaan hadana buug lagu soo daabacay. Buugani waa mid ka mid ah afar buug oo ay soo dabacday Somali Bilingual Book Project of Minnesota Humanities Commission. Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo Minnesota Humanities Commission ayaa isku kaashatay 2006kii in…